Madaxweyne Farmaajo ayaa lana hadley dhamaantayo waa hadalkii Jawaari oo saxaafada la hadley sheegayna in kulan ay la qaateen madaxweynaha aan ku qaadanayn soo jeedintiisa ah in la hakiyo kulankii maanta.
Madaxweyne Farmaajo ayaa laga soo xigtey inuu yiri ”ma daawan karno in lagu dul murmo sharciga dalka, waxaan qabaa in xalka laga dhex raadiyo dhexdiina intii laga raadin slahaa saaxiibada caalamka”.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HuRlb_V60aE[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay