November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Farmaajo oo canaan u jeediyay maamul goboleedyada: sheekada hoose joojiya

Madaxweyne Farmaajo ayaa canaan u jeediyay maamul goboleedyada oo maanta la soo afjaray shir uga socdey Muqdisho. Madaxweynaha ayaa u sheegay in muranka iyo sheekooyinka yar la joojiyo ee xooga la saaro sidii argagixisada loo dabargoyn lahaa.

 





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS