03/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo dalbadey in la isku furo Gaalkacayo kana hadlay danaysiga gaarka ah

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay wadooyinka horumarka keena iyo siyaasada shaqsiga ah ee ku badan siyaasada Somaliya taas oo u diida dawlada in ay cagaheeda ku istaagto.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS