November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib safar muddo qaatey oo ku tagey dalalka Kiiniya iyo Ivory Coast oo uu ka dhacayay shirka iskaashiga Afrika.



Arimaha shirka iskaashiga Afrika iyo Yurub ayaa waxa ka mida in si deg dega wax loo qabto adoonsiga ka Jira Liibiya halkaas oo kufsi iyo adoonsi caadiya lagu bilaabay dadkaas.



Carabta ayaa markii horeba laga bartey adoonsiga oo can ku ahayd intii ayna la wareegin Maraykankii ka qaxay Yurub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS