Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa la kulmey guddiga loo xilsaaray fatahaada, asagoo sidoo kalana la kulmey xubno Ka eocda Kiiniya oo uu hogaamiyo wadaadka Sh Umal oo iyaguna dhankooda kaga jira gargaarka loo fidibayo ummada.
Guddiga Gurmadka Qaran ee Fatahaadaha ayaa la wadaagay guddiyadan is-xilqaameyaasha ah warbixin ku saabsan dadaallada dowladdu ay horseedday ee lagu wajahay musiibadan, xaaladda dadka deegannada iyo qorsheyaal heer Qaran ah oo xal waara loogu sameynayo arrimaha fatahaadaha wabiyada.
Waxa welli socda gurmadka loo fidibayo dadka ay waxyeeladu Ka soo gaartey fatahaada webiga oo xilligan aad u muuqata in biyuhu sii yaraanayaan abuse jiri doonto xanuuno laga qaado Karo biyaha fadhiya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS