X

Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhagax dhigey dhismihii matxafka qaranka: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa dib u dhagax dhigey dhismihii matxafka qaranka ee magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa bilaabay barnaamijka iskaa wax u qabso oo ilaa hadda ku kooban magaalada Muqdisho iyo dhismayeyaashii dawladii hore dhistey.


Magaalada ayaa waxa ku dagaalamay maleeshiyadii indhaha lahayd ee USC ee ay ka hogaaminaayeen Cali Mahdi iyo Maxamed Faarax Caydiid ayagoo aan ogolaan inuu hal guri dhisnaado.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.