X

Muuse Biixi oo amar ka soo saaray waxbarashada gaarka loo leeyahay

Muuse Biixi ayaa amar ka soo saaray waxbarashada gaarka loo leeyahay ee sida shinida ugu faafaya magaalooyinkaayagoo ka faaiideysanaya burburka. Tayo xumada dugsiyada bugta ah ee caruurta lacago looga qaato ayaa si xooga u sii badanaya.


Amarka uu soo saaray Muuse Biixi ayuu ku sheegay in wax ruqsad ah ama ogolaasho la siin karin ilaa amar dambe dadka doonaya in ay furtaan Iskuullo hor leh oo gaar loo leeyhay, sidaas si lamid ahna aanan iskuulada jira ee gaarka loo leeyahay aanan loo ogaleyn in ay furtaan xarumo cusub oo ay isku balaarinayaan.


Burburkii dalka kadib ayaa waxa jirey in dugsiyadii noqdeen jaantey wadhan ayadoo caruurta aan loo dhiginba waxa uu yahay wadanka ay ku noolyihiin iyo taariikhda uu leeyahay laakiinse loo dhigo, taartiikhda wadamo kale sida Carabta iyo Suudaan oo aynaa isku dhaqan ahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.