X

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtey xarunta wasaarada gaashaandhiga

Madaxweyne Farmaajo ayaa dib ugu laabtey xarunta wasaarada gaashaandhiga oo baryihii u dambeeyay uu klu shaqaynaayay. Farmaajo ayaa madaxtooyada dib ugu laabtey si uu u xaliyo murankii barlamaanka.



Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale maalinii shalay ahayd ka soo laabtay Dalka Boqortooyada oo uu kaga qeyb galayey shirka Jaamacadda Carabta, tallaabada uu isla maanta ugu laabtay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa muujineysa culeyska uu saarayo howlaha dib u habeynta Ciidanka Xoogga Dalka.



Madaxweynaha ayaa xooga saaraya sidii argagixisada looga sifeyn lahaa dalkaa taas oo uu xafiiskiisa u wareejiyay xarunta wasaarada gaashaandhiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.