X

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimada Shabeelaha hoose ee Marka: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray caasimada Shabeelaha hoose ee Marka. Waxa halkaas ku soo dhaqeeyay guutada 14-ka Oktoober ee la sameeyay xasuuqaas kadib.

Guutada 14-ka Oktoober ayaa kooxda gaalaynta ka sifeysay xaafadaha magaalada Marka oo ah joogeen in muddo ah.


Sida qorshaha uu yahay Madaxweynaha Somaliya ayaa waxaa lagu wadaa inuu kulamo kala duwan Magaalada kula qaato qaybaha Bulshada Magaaladaasi.

Tagitaanka Magaalada Marka ee maanta uu gaaray Madaxweyne Farmaajo waxa ay ku soo aadeysaa, iyadoo maanta dadku xusay xasuuqii shacabka Somaliyed ay kooxda gaalayntu u gaystay Isgoyska Zoobe.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.