Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa gaaray degmada Balanbale ee gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa booqasho balaaran ku maraya gobolka Galguduud.
Kumanaan Shacabka Balanbale oo ku labisan Calanka ayaa Madaxweynaha soo dhaweyntiisa saf balaaran u galay.
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo salaan la dhex raacay Shacabka ayaa loo galbiyay barxada uu kala hadlayo dadka.
Balanbale ayaan arag madaxweyne Somaliyeed muddo ka badan 35 sano.
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehlinaayay Madaxweyne Xaaf,Madaxa Xukuumada waxaana Balanballe ku soo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay