Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Kismaayo lana hadlay ciidanka iyo sawirada soo dhaweyntiisa oo balaadhan. Soomaaliya ayaa khudbad u jeediyay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan Magaalada Kismaayo.
Ciidamada oo ah qeybta 43aad ee xoogga dalka ayaa dayac badan ku heystaa halkaasi iyagoo aan qalabeysneyn kadibn markii la tababarray, waxaana madaxweyn Farmaajo uu u balanqaaday inay dowladda Federaalka ay wax ka qaban doono baahidooda.
“Ciidamadeenna waa geesiyaal u babac dhigi kara kooxaha argagixisada ah. Waan dabooli doonaa baahiyahooda si ay dalka iyo dadka u difaacaan..” ayuu yiri Farmaajo.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay