Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Yugandha halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa ujeedo kaliya u tagey oo ah sidii guluf loogu qaadi lahaa argagixisada xasuuqdey dadkeena.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Uganda ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda. Safarka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku wehlinaya xubno katirsan golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay