November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Farmaajo oo gudoomiyay shir muhiima oo ka dhacay Muqdisho: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa gudoomiyay shir muhiima oo ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha oo guntaday danta shacabka ayaa shirkan oo ay kala qayb galeen xubnaha dawlada looga hadlay dibu eegista dastuurka.



Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa in ay isku bartaan guddiyada arrimaha Dastuurka ee Heer Federal iyo Madaxweynayaasha maamul goboleedyada.



 Dib u eegista Dastuurka ayaa ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee horyaalla dowladda Soomaaliya, iyada oo ay xukuumaddu u qoondeysay miisaaniyad Lagu dhameystiro howlaha Dastuurka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS