X

Madaxweyne Farmaajo oo ka digey hantida guud ee la xadayo

Madaxweynaha Somaliya ayaa ka digey hantida danta guud ee la xadayo xilliga kalaguurka. Hantidan ayaa u badan deegaanada ku xeersan magaalada Muqdisho.


Caasimada ayaa ka mida meelaha sida xun loo bililiqystey muddadii ay magaalada sida foqwdada ay u xaareen maleeshiyada Hawiye ee 10-ka isku cunaysay.

Meelaha sida aadka loo xadayo waxa ku jira xerooyinka ciidanka asluubta iyo kuwa kale ee ku yaalay duleedka Muqdisho. Waxa kale oo iyana la boobay oo kacago raqiisa lagu gatay goobihii hanuuninta.


Muqdisho ayaa badankeeda waxa ku looli jirey dhamaan xarumaha waaweyn ee dawlada oo hadda qaybo badan dib loo soo celiyay. Waxa madaxweynuhu ka digey waraaqo buga oo laga qoranayo suuqyada ayadoo la bixinayo shilimaad.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.