X

Booliiska magaalada Hargeysa oo qabtey tuugo si cajiiba lacag u xaday

Booliiska magaalada Hargeysa ayaa qabtey laba nin oo si cajiiba uga xaday nin tagsiile ah lacag dhan 7000 kun oo doolarka Maraykanka. Tuugadan ayaa midna jeediyay tagsiilaha halka kan kalana weydiistay inuu lambar ka dirto telfoonkiisa.


”Waxa muuqata inayna xidhneyd qasnada lacagta oo aan lagu furin lambar ee haddiiba telfoonku furan yahay qofkasta ka diran karo ama xadi karo ayuu yiri Xuseen Warsame. Meeshu waa Hargeysa waana fowdo ayuu raaciyay.


Labada nin aya lagu sheegay wiil yar iyo nin ay wada socdeen, waxayna beegsadeen tagsiileyaasha loo yaqan Dhaweeye. Booliiska ayaa tagsiileyaasha uga digey tuugada noocana.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.