11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay xaflad si weyn loo agaasimay

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabada 15 Maajo ee halgankii SYL ee dhalinyarada. Munaasabada oo ka dhacday taalada SYL ee magaalada Muqdisho ayaa si qurux badan loo soo agaasimay.



Dhalinyaro ku labisan calanka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa iyaguna ka qayb galay. Madaxweynaha ayaa xusay muhiimada ay leedahay in dhalinta lagu abuurin cuqdada qabiilka.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS