X

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sii jeeda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa shalay ka qaybgalay furitaanka faraca jaamacada ummada Somaliyeed qaybteeda Caabudwaaq.



Wuxuu kaloo magaalada kala shaqeeyay nabadeynta asagoo la kulmey odayaal una xilsaarey inay nabada ka shaqeeyaan. Wuxuu dadkana u sheegay la shaqaynta odayaasha.



Safarka Madaxweynaha uu ku tagaayo Magaalada Hobyo ayaa wuxuu la xiriira dhagax dhigida dhismaha Dekadda magaalada Hobyo oo maamulka Galmudug ay si wayn u daneynayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.