Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sii jeeda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa shalay ka qaybgalay furitaanka faraca jaamacada ummada Somaliyeed qaybteeda Caabudwaaq.
Wuxuu kaloo magaalada kala shaqeeyay nabadeynta asagoo la kulmey odayaal una xilsaarey inay nabada ka shaqeeyaan. Wuxuu dadkana u sheegay la shaqaynta odayaasha.
Safarka Madaxweynaha uu ku tagaayo Magaalada Hobyo ayaa wuxuu la xiriira dhagax dhigida dhismaha Dekadda magaalada Hobyo oo maamulka Galmudug ay si wayn u daneynayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay