Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa kulan doceed Kula qaatey magaalada Addis Ababa ee xarunta midowga Afrika raiisal wasaaraha dalkaasi Kanada oo ay Ku noolyihiin jaaliyad balaaran oo halkaasi qaxootinimo ku jooga, qaarkoodna hadda wasiiro ka yihiin.
Madaxweynaha ayaa sheegay inuu Kanada uga mahadcelinayo fursadaha shaqo iyo waxbarasho ee dalkiisu u fidiyeen Somalidii ku soo jabtey dalkooda xilligii burburka.
Shirka madaxweynaha Somaliya ka qayb galayo ayaa la soo xirayaa beri oo Isniina, dalalka codka u soo doontey Afrika waxa Ka mida Kanada oo rabta kursiga qaramada midoobey, halka ay u balan qaaday Afrikaanka inay maalgeshi Ku samayso meelaha qaar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay