Madaxweyne Farmaajo ayaa kula n la qaatey raiisal wasaare xigeenkii hore ee dalka Cusmaan Jaamac Cali (Kaluun) marna soo ahaa wasiirkii kheyraadka badda ee dawladii dalka u dambeysay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Mudane Cusmaan Kalluun ka dhagaystay tallooyin maangal ah, isagana waxa uu ooga warramay halka uu dalku marayo iyo tallaabooyinka ilaa iyo haatan uu maamulkiisu qaaday si loo soo celiyo haybaddii qarannimada Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay