18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo la caleemo saaray iyo hadaladii madaxdii ka qaybgashay

Waxa saaka la caleemo saaray madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo waxana ka soo qaybgashay madaxda caalamka gaar ahaan madaxda IGAD.



Caleemo saarka ayaa u dhacay si cajiiba waxana hadana iskugu jira dhiirigelin iyo qiiro ka jeediyay madaxwynaha Jabuuti Ismaciil Cuma Geelle.

Madaxweynaha Kiiniya iyo RW Itoobiya ayaa iyaguna wacdaro dhigey iyagoo dhinaca kale qayb ka AH xalinta dhibaatada dalka qaybna ka ciidamada Amisom.



Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa afSomali ku yiri hambalyo halka kan Kiiniya uu isna yiri Somaliya ha noolaato.

Hoos ka daawo dhamaan qudbadaha

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS