X

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey Cali Khaliif iyo Faysal Waraabe

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey Cali Khaliif iyo Faysal Waraabe oo isagu dood maran la yimi Meesha rabayna inuu isku sawiro madaxweynaha Somaliya. Lama garan karo in Muuse Biixi xiri doono maadaama uu la kulmey madaxweyne Farmaajo oo ay ka madnuuc ahayd in ISAAQ reer Koofureedka la kulmeen.


Cali Khaliif oo cidla taagan iskuna dhiibey Muuse Biixi iyo maamulkiisa waxna ka waayay ayaa isna la kulmey. Labadan nin Ayaan midna lagu casuumin shirka Barasalis laakiin iyagu u yimi inay la kulmaan madaxweynaha Somaliya.


Waxa sida la filayo fariinta gudbiyay safiirka Somaliya u fadhiya Barasalis oo Faysal Waraabe la kulmey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.