13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Sucuudiga yuuse la kulmayaa: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Sucuudiga asagoo la filayo in uu la kulmo madaxweynaha Maraykanka Trump oo mardhow ka qaybgalay shirka Carabta iyo Maraykanka.



Waxa garoonka diyaaradaha ee Riyaad ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad oo ka mida dhaxalsugeyaasha boqortooyada Sucuudiga.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS