Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta booqdey xarunta wasaarada difaaca. Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhegeystay. Waxaa uu warbixinno ku saabsan diyaargarowga ciidanka ka dhageysan doonaa Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidanka Xoogga Dalka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kulan gaar ah la qaadan doono Saraakiisha Ciidamada. Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxaa ka socda abaabul dagaal oo xoogan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay