X

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay duqa magaalada Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir kadib geerida shahiid C/raxmaan Yariisow. Duqa magaalada ayaa intii dalku burburey waxa loo dhiibaa nin u dhashay beesha Hawiye ee Abgaal halka ku xigeen looga dhigto beesha shanaad.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.