X

Madaxweyne Farmaajo oo raba cida eeda leh kadib xasuuqii argagixisada iyo tiradii dhimashada

Madaxweyne Farmaajo ayaa raba cida eeda leh kadib xasuuqii argagixisadu gaysatey daraad ayadoo tirade dhimashadu ay hadda kor u dhaaftey 50 qof oo shahiida. Madaxweynaha ayaa isla markii uu dib uga soo noqdey shirkii Itoobiya kulan la qaatey sadexda masuul ee ugu sareeya amniga dalka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ievWwbTuhPY[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.