X

Siyaasi Cali Faarax Cabdilaahi oo gujiyay dawlada Somali galbeed iyo maamulka Muuse Biixi

Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa gujiyay dawlada Somali galbeed ee uu hogaamiyo Mustafe Cagjar iyo maamulka Muuse Biixi. Siyaasiga ayaa sheegay in muddo dheer dadka been loogu sheegaya sheekada ictiraafka oo hadda ay qirtaan in aan waxba ka jirin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GwjlmNSwYEw[/embedyt]


ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.