Madaxweynaha Somaliya ayaa barlamaanka ka hor sheegay in shirka u dhexeeya dawlada dhexe iyo maamul jufeedyada ee Dhuusamareeb uuna marnaba noqon karin mid bedelaya golaha shacabka.
Madaxweynaha ayaa la sheegayaa inuu isku diyaarinayo inuu tago Dhuusamareeb oo uu dhegeysto maamul jufeedyada iyo waxa cusub ee goobta la yimaadaan.
Dadka badankooda ayaa qaba in madaxweynuhu u furey shirka Dhuusamareeb kadib markii uu cadaadis uga yimi beesha lixaad ee isku magacowda beesha caalamka oo hadda lacag farabadan la daba taagan maamul jufeedyada qaarkood oo raba doorasho dadban.
Hoos ka daawo
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay