X

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay cida dib u dhisaysa golihii murtida ee magaalada Muqdisho: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa dib u dhagax dhigey tiyaatarkii ama golihii murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho oo xataa dadkii dalka burburiyay ay fujisteen saqafkii saarnaa maca kuraastii taalay.


Madaxweynaha ayaa sheegay in golaha murtida lagu dhisi doono ololaha isxilqaan oo dhawaan uu ku dhawaaqay madaxwene Farmaajo.


Golaha murtida iyo madadaalada ayaa xilliyo ahaa goob dadku ku nafisaan oo lagu soo bandhigo ruwaayado wax lagu tusayo dadka iyo murti wadanimo ku dhisan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.