X

12 askari oo muran ka taagnaa oo maxkamad xukuntey: SAWIRO

12 askari oo muran ka taagnaa ayaa maxkamada ciidanka xukuntey. 12-kan askari ayaa lagu eedeeyay amar diido iyo inay ka soo baxeen aaga ay kaga jireen dagaalka inkastoo ay ka soo wada jeedaan hal beel.


Beesha ay ka soo jeedaan 12-kan askari ayaa cabasho ka muujiyay sida maxkamadu u socoto, waxayna dalbadeen in la sii daayo.

Qareenada u doodayay  eedeysanayaasha ayaa  ka hor sheegay garsoorka in la siiyo fursad kale oo ay dib ugu noqdaan goobihii ay ka soo baxeen maadaama markii hore iyaga ay ahaayeen kuwa  qeybta ka ahaa xureeynta goobaha ay ka soo baxeen.


Ugu dambeyn waxa lagu xukumey min shan sano oo xabsi ciidan ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.