X

Madaxweyne Farmaajo oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Puntland

Madaxweyne Farmaajo ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Puntland. Madaxweynaha oo waxyar la hadlay shacabka ayaa sheegay inuu soo daahay.

Mar la waydiiyay in ay booqashadu tahay tii abid ugu horeysay ee uu ku yimaado Puntland ayuu sheegay inay tahay tii ugu horeysay taas oo dadku ku qosley.



Amaanka Garoowe ayaa si weyn loo sugey taas oo muujinaysa in Somalidu u baahneyn shisheeye ilaaliya amniga madaxda qaranka siiba caasimada oo bahalgaleen noqotey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=efilbStpwRg[/embedyt]

 



Sawiradii ugu dambeeyay hoos ka fiirso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.