X

Wasiirada deegaanka Somaliland oo sheegtay inay qabteen diin laga keenay Awdal

Wasiirada deegaanka Somaliland Shukri Baandare ayaa sheegtay inay qabteen diin laga keenay Awdal oo loo malaynayo in loo wadey Muqdisho. Wasiirada ayaa tilmaantey in hadda sharciga lala tiigsan doono.



Shukri ayaa hore u sheegtay in maamulku taagdaran yahay oo uuna awood u lahayn inuu iska caabiyo qabiilada ku tagrifalaya dhul ayna lahayn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F4OmmIQiins[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.