Madaxweynaha Farmaajo ayaa goor dhow ka degay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn aan caadi ahayn. Waxa hor kacaayay soo dhaweynta raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo madaxa Galmudug Qoor qoor.
Madaxweynaha ayaa shir aan loo dhanayn oo kooxda beesha caalamkuna dabada ka wadato kaga qayb galaya Dhuusamareeb. Shirkan oo aad looga qayliyay ayaa Farmaajo waxa ku qasbay kooxda beesha caalamka.
Wuxuu durbaba bilaabay kulano gaar gaara oo uu la yeeshay siyaasiyiinta uga soo horeeyay goobta, ayadoo amniga magaalada uu aad u adag yahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS







Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay