Madaxweyne Farmaajo ayaa soo farogeliyay kulankii golaha shacabka ee maanta dhici lahaa. Kulankan ayaa looga doodi lahaa soo jeedin ka dhana Jawaari oo u muuqda inu lumiyay kalsoonida barlamaanka.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa.
”Soo jeedin ka timi madaxweynaha ayaa loo baajiyay kulankii manta dhici ayaa lagu sheegay war saxaafadeed.
Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in ay muhiim tahay in xaaladda la dejiyo, islamarkaana Sharciga iyo kala dambeynta la ilaaliyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay