X

Madaxweyne Farmaajo oo soo farogeliyay kulankii golaha shacabka ee maanta

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo farogeliyay kulankii golaha shacabka ee maanta dhici lahaa. Kulankan ayaa looga doodi lahaa soo jeedin ka dhana Jawaari oo u muuqda inu lumiyay kalsoonida barlamaanka.



Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa.

”Soo jeedin ka timi madaxweynaha ayaa loo baajiyay kulankii manta dhici ayaa lagu sheegay war saxaafadeed.



Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in ay muhiim tahay in xaaladda la dejiyo, islamarkaana Sharciga iyo kala dambeynta la ilaaliyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.