12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo soo fiiriyay raashinka la siiyo ciidanka Somaliya

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo fiiriyay raashinka la siiyo ciidanka Somaliya xilli dawladu xooga saarayso in la dhiso ciidan tayo leh oo laga fogeeyo qabiilka iyo gobolaysiga.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS