Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi ka direy halgamaa abwaan Badal Jaamac oo aargoosi siyaasadeed lagula kacay kadibna kuwa aan tukan ay masjidka ku hordileen. Abwaanka ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadka tirsan ee qaranimadu ka go’nayd.
Madaxweynaha oo ak naxay falka wuxuushnimada ah ee aargoosiga siyaasadeed aha ayaa uga tacsiyadeeyay ummada Somaliyeed iyo gaar ahaan qoyskiisa dilka wuxuushnimada ah.
”Waxaan Ilaahauy uga baryayaa inuu marxuunka la diley bisha Ramadaan uu janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay