X

Madaxweyne Farmaajo oo u mahadceliyay madaxweynaha Liibiya

Kadib markii shalay ay garoonka mgaalada Muqdisho ka soo degeen ku dhawaad boqol dhalinyaro  Somaliyeed oo ku xidhnaa jeelasha Liibiya ayaa dawlada Somaliya ka mahadcelisay arintaa.


Madaxweynaha Somaliya oo ah astaanta qaranka ayaa u mahad celiyay dhigiisa Liibiya oo ay ka wada shaqeeyeen sii deynta iyo soo qaadista Somalidaan lagu ciqaabayay dalkaasi. ”Markasta cay iyo ciqaab ayaan diyaar u ahayn ayuu yidhi wiil hadlya shalay.



Dr. Maxamed Al-Manfi ayaa tilmaamay ixtiraamka iyo qadarinta ay shacabka Liibiya u hayaan walaalahooda Soomaaliyeed, isaga oo xoojiyey ballan qaadkiisii ku aaddanaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban gudaha dalkiisa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.