X

Qodob lagu heshiiyay oo durba uu jabiyay Cabdi Xaashi

Maalin dhow ayay ahaayd markii la soo saaray qodoba ay ka mid yihiin inaan kuraasta cid haara loo xdhi kari waxase durba qodobkaas jebiyay Cabdi Xaashi oo hadda ku fadhiya kursiga aqalka sare. Kursiga HOP214 waxa iska leh beelahah Jibriil Yoonis ee Samaroon waxase nin u xidhey Cabdi Xaashi oo aan kursigaas meelna ka soo gelin ayuu yiri Dr Maxamed Aadan.


”Waxa durtaba la jebiyay qodob sadex cisho kahor lagu heshiiyay ayuu yidhi Cali Calasow. Wuxuu kaashanayaa qaar ka mida guddiga doorashada ee gobolada Woqooyi.


Waxa kursiga ku tartamaya fanaan Farxaan Xidig waxase kursiga loo xidhey Cilmi Maxamuud oo taageersan musharixiinta Hawiye.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.