21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo ummada Somaliyeed kala hadley munaasabada ciida

Madaxweyne Farmaajo ayaa ummada Somaliyeed kala hadley munaasabada ciida ee beri oo Salaasa ah. Farmaajo ayaa ka codsaday ummada Somaliyeed in midba kooda liita ka caawiyo wuxuu karo. Wuxuna dalbadey inuu lala dagaalamo argagixisada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MNI0UrF0rE4[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS