X

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomey

Madaxweynaha Somaliya ayaa warqadaha aqoonsi ka gudoomey safiirka Muriiteeniya u fadhin doona Muqdisho.

Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Dalka Muritaaniya Mudane Maxamed Walad Cabdul Casiis, isaga oo intaa ku daray in dawladda Murataaniya uu ahmiyad gaar ah u leeyahay xiriirka ay Soomaaliya la leeyihiin.



Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa fariin uu diray Safiirka Muritaaniya ee Soomaaliya, wuxuuna uga mahad celiyey Madaxweynaha Dalkaas Mudane Maxamed Walad Cabdicasiis  iyo Dowladdisaba sida ay diyaarka ugu yihiin xoojinta xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.