X

Waraabe ilmoyar ku cunay deegaan ka tirsan Gabiley

Waraabe ayaa ilmoyar ku cunay deegaan ka tirsan Gabiley. Warkan naxdinta leh ayaa laga soo sheegay.

Deegaanka Waraabaaley oo qiyaastii 5km u jirta deegaanka Arabsiyo ayay dhacdadani ka dhacday,waxana la sheegay in Gabadha uu Waraabaha cunay ay jirtay 5 Sano.



Waraabaha ayaa markii hore soo weeraray xoolaha qoyskaasi reer miyiga ah, markii dadkii waa weynaa isku dayeen in ay xoolaha ka badbaadiyaan, ayaa waxa uu galay Guriga Qoyska isaga oo Gabadhaasi yar kala baxay.

Maxaned Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.