X

Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatey qaybaha bulshada ee Koofurta Gaalkacyo: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatey qaybaha bulshada ee Koofurta Gaalkacyo. Munaasabad si weyn lo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay fanaaniin.



Waxaa Gobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf xubno ka tirsan labada Aqal iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.



Inta badan munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigaA Heeso Wadani ah oo madaxda lagu soo dhaweynayay,waxaana sidoo kale munaasabada looga hadlayay heshiiska Nabada oo ay wada qaateen Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Sikastaba Madaxweyne Farmaajo ayaa Maanta la filayaa in uu aado deegaanada kale ee Maamulka Galmudug sida Cadaado, Cabudwaaq ama Dhuusa Mareeb.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.