Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka Garoowe. Munaasabada ayaa si weyn loo agaasimay waxana goobta ku sugan madaxda Somalida iyo madax ka socota Jabuuti iyo Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa lagu casuum,ay furitaanka garoonkan balaaran ee laamiga ee waxweyn ka bedelay bilicda magaalada iyo isku socodka dhinaca diyaaradaha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS







Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay