Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow xilkii ka qaadey gudoomiyihii gobolka Banaadir ayadoo maalmahan la hadal hayay in xilkaas loo bahan yahay in loo dhiibo dhiig cusub oo isbedel ku keena magaalada.
Ilaa iyo intii la doortey madaxweyne Farmaajo waxa caasimada ka dhacayay weeraro ay fuliyaan argagixisada dhiigeena xalaashatey ayadfoo adeegsdata dhalinyar ay shilimaad siiso iyo kuwo been loogu sheegay jano ay farahooda ku hayaan.
Ilaa iyo intii Xasan Sheekh magacaabay gudoomiyaha hadda la bedelay ma jirin wax horumar la taaban karo oo magaalada lagu sameeyay inkatoo lacagtu ku yartahay.
Isbedelka manta ayaa loo arkaa mid dhiig cusub la gelinayo xilli dadku is waydiinayaan in la yareeyo boosaska la iska magaacaabayo ayadoo magaaladu u baahneyn 16 gudoomiye degmo.
WAxa booskan gudoomiyaha loo magacaabay Taabid Cabdi oo ahaa safiir ku xigeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay