X

Madaxweyne Farmaajo wuxuu na baray dawladnimada iyo sharciga: WAARE

Horjoogihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Waare ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo baray dawladnimada iyo sharciga iyo kala dambeynta. Waxa hadalkiisa aad uga naxay kooxda qawlasatada ee ku xiran kooxda Xalane.


” Madaxweynaha wuxuu na baray dawladnimada oo aanaan awal aqoon iyo sharciga oo aanaan awal aqoon, anaga dhanba wuxuu noo noqday macalin ayuu yiri Maxamed Waare.


”Kolba feeraha ayay ka soo baxaysaa runtu ayuu yiri Cali Calasow waxa sidan oo kale qirtey in madaxweynuhu xatooyada aqoon siyaasi ciyaaleedka C/raxmaan C/shakuur oo isagu badda gadan gaaray.



Waxaan shaki ku jirin in kooxda qawlaysatada ee ku shaqaysta magaca Hawiye ayna waxba la soo shiregi karin jaa cidkale oo ay taageero ka helyaan ayaan jirin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.