X

Madaxweyne Framaajo oo ciidan tayo leh ku wareejiyay Xasan Culusow

Madaxweyne Farmaajo oo xilka wareejiyay maanta ayaa shaaca ka qaaday arin aad u muhiima oo ah ciidanka qaranka. ā€¯Waxaan kugu wareejiyay ciidan gaaraya 5000 oo ku maqnaa Eritariya oo aan rabnay inaan sanadkii hore dib u soo celino haddana aan garanay inaan dib u dhigno ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.


Hadalkaa kadib waxa wadnuhu qarxi gaaray Xasan Culusow oo mudaba lahaa waxa ciidankaa ku dagaalamay Itoobiya. Wuxuuna soo kiciyay haween buga oo beeshiisa oo boorar sidan jiray maalmo.


Waxaa u dambeysay shan cisho kahor oo ay boorar la soo baxeen markii Xasan Culusow la doortey. Madaxweynaha ayaa dhinaca kale sheegay inuu dhamaanba dhamaystiray hawlihii qaranka ee waaweynaa.



Waraaqaha lagu wareejiyay Xasan Culusow ayaa ah sir aan cidkale ogaan karin haddase waxa cad in sirtii qaranku banaanka taalo ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warsame

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.