24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Galaydh iyo wafdi ka socda dawlada dhexe oo kulan ku yeeshay Buuhoodle maxayse ka wada hadleen

Waxa magaalada Buuhoodle maanta ka furmey kulan dhexmaray masuuliyiin ka socda dawlada dhexe iyo maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Galaydh ee Khaatumo State. Kulanka oo saxaafadu waraysatey ayaa looga hadlay dhowr arimood oo ay ku jirto mideynta Maakhir iyo Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS