X

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in uu laaluush ka diidey xildhibaanadii yimi

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa sheegay in uu laaluush ka diidey xildhibaanadii ka yimi Muqdisho ee dantooda u yimi una imaan dan Galmudug ahaan.



 Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in uusan jirin baarlamaan kulmay oo uu ka warqabo marka laga reebo sida uu sheegay dad rayid ah oo inta la isugu keenay madaxtooyada oo lagu sheegay in ay yihiin xildhibaannadii baarlamanka,



Wuxuuna sheegay in uusan jirin baarlamaan kulmay oo uu ka warqabo marka laga reebo sida uu sheegay dad rayid ah oo inta la isugu keenay madaxtooyada oo lagu sheegay in ay yihiin xildhibaannadii baarlamanka.

Muranka Galmudug ayaa yimi markii horjoogihii la eryay ee Xaaf uu asagoo jooga Imaaraadka sheegay in uu khilaafay warka dawlada dhexe ee ku aadan Carabta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.