November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo sheegay in dagaalku yahay siduu u bilowdey

Puntland ayaa ay ka go’antahay inay gobolka Sool gebi ahaanba soo celiso. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Buuhoodle ka sheegay in laba arin u yimi. Ciidan aad keentay iyo taageeradiina. Camey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Buuhoodle.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=1vtEQBLbQ-Q[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS